Askar gaari kala goosatay Wasiir ka tirsan Jubbaland oo u galay Al-shabaab (Sawirro)

Al-Shabaab ayaa degaanada ay maamusho ku soo bandhigtay seddax askari oo ay tillmaameen inay kasoo goosteen Maamulka Jubbaland oo watay gaari ay kala soo goosteen wasiir ka tirsan Maamulkaas Cabdicasiis Abuu Muscab Afhayeenka howlgallada ee Al-Shabaab ayaa sheegay in askartaan ay towbad keentay, kana soo baxeen Jubbaland, isagoo xusay iney la soo goosteen gaari. Wararka … Continue reading Askar gaari kala goosatay Wasiir ka tirsan Jubbaland oo u galay Al-shabaab (Sawirro)